Sidee loo qoraa qorshe suuqgeyn?

Qorista qorshaha suuqgeyntu waxay kaa caawinaysaa inaad go'aansato macaamiisha aad beegsanayso iyo sidaad u gaadhi lahayd. Qorshaha suuqgeyntu waxa ku jira arrimo ay ka mid yihiin: go'aaminta macaamiisha la beegsanayo; sida loo gaadho iyo sida loo kasbado ganacsigooda. Maqaalkan waxaan ku tusayaa sida loo qoro qorshe suuqgeyneed oo wax ku ool ah ganacsigaaga. Waa kuwan tillaabooyinka la raacayo.